Cabdixakiin Colaad oo ah orodyahan asal ahaan soomaali ah ayaa markii Afaraad ku guuleystay tartanka orodka Maaradoonka dalka Denmark, ee 10.000 Mitir.Colaad oo Denmark u orda, ayaa 10.000 M ku orday 29 daqiiqo iyo lix ilbiriqsi.

Cabdixakiin ayaa sidoo kale horey tartanka kaalinta koowaad ugu galay sanadii 2015, 2016 iyo 2017. Wuxuuna dalka Denmark ku matalayay ciyaarihii olombikada xagaaga ee sanadkii 2016 ka dhacay dalka Brasil.

Xigasho/kilde: DR.DK

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of