(Daawo): Eng. Ibraahim: Waxaan ahay ardeygii ugu horeeyay ee soomaali ah ee Norway jaamacad ka gala

0
178

Barnaamijka xusuus reeb oo ah barnaamij taxane ah oo ka baxa muuqaal baahiyaha Horn Cable, waxaa isbuucan lagu wareystay mid kamid ah aqoonyahanada jaaliyada soomaaliyeed ee dalkan Norway, kaas oo lagu magacaabo Eng. Ibraahim Mohamed Hassan.

Eng Ibrahim oo kamid ah dadkii ugu horeeyay ee soomaalida ah ee dalkan soo gala ayaa wareysigan ku sheegay inuu isagu ahaa ardeygii ugu horeeyay ee soomaali ah, ee jaamacada ka gala, kagana qalanjibaya Norway.

Halkan ka daawo wareysigan oo dhameystiran:

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments