Markii ugu horeysay oo Imaam muslim ah laga shaqaaleysiiyo Isbitaal

0
136

Isbitaalka Haukeland universitetssjukehus ee magaalada Bergen ayaa shaqaaleysiiyay Muhammed Azeem oo ah imaan Muslim ah oo loogu tala-galay inuu arimaha diinta kala hadlo dadka muslimiinta ah ee isbitaalka lagu hayo. Waxeyna arintan noqon doontaa markii ugu horeysay taariikhda ee isbitaal Norway kuyaalo laga shaqaaleysiiyo imaan Muslim ah.

Arintan ayaa timid kadib markii dadka bukaanka ah ee la dhigo isbitaalka ay codsadeen in loo keeno qof imaam ah oo ay la hadlaan.

Imaamkan muslimka ah ee cusub ayaa NRK u sheegay in dadka isbitaalka la jiifiyo ay mar walba rabaan inay dareenkooda la qeybsadaan qof aqoon u leh iyo diinta qofkaas uu leeyahay.

Xigasho/kilde: NRK

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments