Kidz Corner: Vinterferie-salg: 25% qiimo jabin dhamaan agabka caruurta ee dukaanka yaala

0
176

Ma tahay waalid daneynaya farxada iyo niyad samida ubadkiisa?

Dukaanka Kidz Corner waa dukaan lagu iibiyo dhamaan agabka caruurta ay ku ciyaaraan ama lagu maaweeliyo. Wuxuuna ogeysiinayaa dhamaan dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda in dukaanka uu sameeyay qiimo-jabin gaareyso 25%, kuna aadan fasaxa iskuulada xiliga qaboobaha(vinter-ferie).

Qiimo-jabintan ayaa bilaaban doonto maalinta sabtida ah ee nagu soo aadan, saacada 11:00 duhurnimo, waxuuna socon doontaa ilaa Axada isbuuca danbe, saacada 20.00, kuna aadan dhamaadka xiliga fasaxa.

Inta lagu gudo jiro xiliga fasaxa, waxaa dukaanka uu furnaa doonaa xiliyo dheeri ah. Maalmaha caadiga ah wuxuu dukaanku furnaan doonaa, saacada 10:00 ilaa 21:00. Halka  sabtida iyo Axadahana uu furnaan doono 11:00 ilaa 21:00.

Kidz Corner waxa uu hayaa qalabka ay ku ciyaaraan caruurta, oo isugu jiro kuwa yar-yar iyo waliba kuwa waaweyn oo caruurta da´dhexaadka loogu tala-galay.

Waxaad ka iibsan kartaa adiga oo gurigaaga joogo (Kidzcorner.no(halkan riix), waxaadna kasoo qaadan kartaa dukaanka.

Kidz Corner waxa uu ku yaalaa Furuset, Granstangen 28 C, oo 50 mitir oo kali ah u jirto T-bane-ka Furuset.

Wixii macluumaad dheeri ah ama hadii aad rabto inaad aragto qalabka ay iibiyaan, halkan riix: Kidzcorner.no

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments