Webka UNJOBS.ORG  waxaa uu kamid yahay goobaha ay heyáddaha qaramada midoobay kusoo bandhigaan shaqooyinka ka banaan wadamada ay ka shaqeeyaan, Soomaaliyana ay kamid tahay.

Xiligan hada la joogo waxaa webkooda lagu soo bandhigay ku dhawaad lixdan shaqo oo Soomaaliya gudaheeda ka banaan. 46 kamid ah waxey ka banaanyihiin magaalada Muqdisho.

U dir hadii aad meel ku ogtahay cid ay anfici karaan. Linkigan  riix 

 

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of