Foto: Fredrik Sandberg/TT

Labo maalin kahor, waxaa xaafada Rinkeby lagu dilay wiil dhalinyaro soomaali ah, kaas oo da’diisa aheyd u dhaxeysay 25 ilaa 30 jir. Wiilkan ayaa lagu toogtay goob maqaaxi ah oo ka cunteeyay, xiliga xabadaha lala beegsaday.

Xaafada Rinkeby ayaa waxaa kunool soomaali aad u badan, waxeyna muujiyeen dareenkooda ku aadan dilalka dhalinyarada ee xaafadaas kusoo badanayo.

Halkan ka dhageyso qaabka ay soomaalida xaafadaas uga hadleen dilalka dhalinyarada soomaalida ah. 

 

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of