torsdag, mars 28, 2024

Qalad sixid: war aan sidii saxda aheyd aanan u qorin.

Bilowgii bishan january, waxaan soo daabacnay war aan kaga hadleyno waalid soomaali ah oo kiiskooda uu gaaray mackamada sare ee Denmark, kadib markii lagu eedeeyay inay gabdhahooda gudeen.

Qeyb kamid ah warka arintaas ku saabsanaa waxaan si qalad ah ugu sheegnay in xanaanada caruurtaas ay la wareegtay dowlada Denmark, arintaas  oo aan aheyn mid sax ah, aheydna mid loo qoray si qaldan.

Waxaa nala soo xiriiray waalidka qoyskaaas soomaaliyeed, kuwaas oo noo xaqiijiyay in warkaas uusan aheyn sida loo dhigay.

Maamulka NorSom News iyo walaalkii warka qorayba, Waxay raali galin public ah siinayaan qoyskii soomaaliyeed ee arintaas aan saxda aheyn  laga qoray.
Waa qalad dhaca inta badan hadii warbaahinta lagu jiro, waana wax aan ka fiirsan doono hadii eebe idmo.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x