Foto: Lebera/my call

Rasiah Leon waxa uu Norway kusoo galay qoxootinimo sanadkii 1996, maantana waxa uu kamid yahay dadka Norway ugu taajirsan. Hantidiisa waxaa lagu qiyaasaa 3 bilyan iyo dheeri, waana qofka soo galootiga ah ee Norway ugu taajirsan. 

NorSom Magazin(Halkan ka akhri) qisadiisa iyo sida uu lacagtaas tirada badan ku sameeyay

Waxaa ii muuqday suuq aysan arkin shirkadaha kale ee waaweyn ee Norwiijiga ah. 

NorSom Magazin kala xiriir: 48680689

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of