Bandhiga buuga ILA OOY iyo magaalada Oslo: Kasoo qeybgal wacan

0
218

Maalinta jimcaha ah ee bisha February ay tahay 2, waxaa magaalada Oslo lagu soo bandhigi doonaa buuga ILA OOY oo ay qortahay Ifrah Yuusuf Ciyow oo ah qoraa soomaali ah oo kamid ah jaaliyada soomaaliyeed ee Norway.

Buuga ILA OOY waxaa ku qoran sheeko aad u xiisa badan oo ka hadlaysa qiso jacayl oo muruga ah. Lamaahana soomaaliyeed ee buugan uu qisadooda ka hadlayo, waxey la kulmi doonaan dhibaatooyin badan sida geeri, argagixiso, afduub, iyo dhacdooyin kale oo xanuun badan. Neecaawda jacaylka iyo imaanka iyo kartida Fartuun_ hablaheena geeska _ayaa gaashan bir ah u noqonaya  qoyskan.

Macllumaadka badhiga buuga ee Oslo:

Jimcaha 2. bisha febarayo, saacada:  17:00. Goobta: Fredensborgveien 24A, 0177 Oslo. Batteriet Oslo – ressurssenter for frivillige organisasjoner.

Gaadiidka: 37-bussen til Nydalen. Stoppested: Arne Garborgs plass. 34 – bussen til Tåsen. Stoppested: Møllerveien. 54- bussen til Kjelsås stasjon. Stoppested: Møllerveien. Daqiiqadu ayaa loo soconaa goobta xafladu ka dhaceeyso.

Qabanqaabiyaha: U Hiili Aqoonta.

Soo dhawaawHoray u soo wad inta aad jeceshahay!

Waxaa la siin doonaa martida duulsho iyo shaah/kafe bilaa lacag ah!

Faahfaahin dheeraada kala xariir:

Email: ifrahciyow@hotmail.com. Mob: 0047-46835394.

 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments