Waxaa dhamaan soomaalida kunool Norway iyo wadamada ku xeeran lagu ogeysiinayaan in magaalada Oslo uu lixda bisha Janaury ka furmi doono mu’tamarka dhalinyarada ee masaajidka Towfiiq. Waxaana kasoo qeybgali doono culimo waaweyn oo uu kamid yahay Sh Said Raage iyo Sh Cali Maxamed Saalax.

Waalidiinta soomaalida ah waxaa sidoo kale la ogeysiinayaa inay dhalinyaradooda usoo diran mutamarka. Sawirka kore ka fiiri macluumaadka mutamarka oo dhameystiran.

 

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of