Baarlamaanka Denmark: Wasiirada soo galootiga ayaa go’ aan ka gaareyso tirada qoxootiga ay Denmark dib dejin u sameyneyso.

0
140
wasiirada arimaha soo galootiga Denmark

Baarlamaanka dalka Denmark ayaa dhawaan ansixiyay sharci awood u siinaya wasiirada soo galootiga dalkaas, inay go’ aan ka gaari karto tirada soo galootiga uu dalka Denmark u dajinta u sameynayo sanadkii.

Denmark ayaa horey u balanqaaday inay mudo sadex sano ah dib u dajin u sameyn doonto qoxooti dhan 1500 qof, laakiin baarlamaanka dalkaas ayaa hada wasiirada soo galootiga siiyay awood ah inay iyadu jaangoyso tirada soo galootiga ay Denmark qaadan doonto sanad walba.

Denmark oo kamid ah midowga Yurub ayaa qeyb ka ah wadamada sanad walba dib u dejinta u sameeyo qoxootiga soo galay dalalka Yurub ee ku sugan wadamada Italy iyo Malta.

Xigasho/kilde: DR.DK

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments