Sweden: Haweenka uurka leh oo dad caawiya loo sameyn doono.

0
275

Sida lagu sheegay war kasoo baxay hey’adda daryeelka caafimaadka gobolka Stockholm ee dalka Sweden, ayaa lagu sheegay in hey´adda ay in haweenka uurka leh ay u sameyso qof caawiya inta ey uurka leeyihiin iyo markey dhalayaan intaba.

Hey´addu waxay sidoo kale sheegtay in dadka caawin doona haweenka uurka leh ay noqon doonaan dad aqoon dheeri ah u leh xirfadaas, loona tababaray caawinta.

Arintan ayaa waxaa lagu wadaa inay dhaqangalkiisa waxaa la filayaa in hirgalin doono kowda bisha janaayo ee sanadka 2018-ka, balse haddii xilligaas lagu guuleysan waayo hirgalintiisa waxaa la dhaqangalin doonaa lixda bilood ee ugu horeysa sanadka 2018-ka.

Xigasho/kilde: Radio-sverige.se

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments