Hey´adda saadaalinta cimilada dalkan Norway ayaa  digeyso dadka adeegsada baabuurta ee kunool gobolada Vest-Agger, Telemark iyo Vestfold.

Waxey saadaalisay in la filayo in laga bilaabo galabta oo isniin ah iyo maalmaha ku xigo uu di´i doono baraf xoogan, kaas oo wadooyinka ka dhigi doono kuwa ay adagtahay in baabuur lagu wado.

Waxeyna kula talinayaan dadka baabuurta leh inay qiimeeyaan jawiga kahor inta aysan guriga kasoo bixin.

 

Xigasho/kilde: Nettavisen.no 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of