Foto: Oslo Politi-Twitter

Booliska magaalada Oslo ayaa bartooda Twitterka soo dhigay gabadhan soomaalida ah ee ka luntay qoyskooda. Waxeyna ku luntay aaga xaafada Ullern ee magaalada Oslo.

Fadlan hadii aad aragto, la xiriir booliska Oslo, kana xiriir numberkan: 02800. Waxey qabtaa xijaab iyo canbuur madow ah.

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of