Gudiga gurmadka qaran ee Norway ayaa lacag dhan 129.335 oo dollar u diray dadkii ku waxyeeloobay musiibadii zoobe, waxaana lacagtaas lagu diray Sh Nuur Baaruud gurxan oo katirsan gudiga gurmadka qaran ee la magacaabay.

Lacagtan oo norwiiji ahaan gaareysa 1.101.101 NOK(hal milyan iyo boqol kun) ayaa laga soo uruuriyay magaalooyin badan oo kamid dalkan Norway.

Halkan ka daawo kulanka lacag wareejinta.

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of