Gabadhan soomaalida ah oo aan wali la helin: Hadii aragto fadlan la xiriir booliska Oslo: 02800

0
141
Foto: Oslo Politi-Twitter

Gabadhan 15-jirka soomaalida ah oo jimcihii lasoo dhaafay la waayay, ayaan wali lagu guuleysan in la helo, sida ay saaka qoreen inta badan warbaahinta dalkan Norway.

Booliska Oslo ayaa wali ka codsanayo dhamaan dadweynaha Oslo iyo guud ahaan dalkan Norway inay lasoo xiriiraan hadii ay gabadhan arkaan. Waxeyna qabtaa xijaab iyo canbuur madow, da´deeduna waa 15 sano jir.

Waxaan dhamaan soomaalida kunool dalkan Norway, gaar ahaan Oslo iyo nawaaxigeeda ka codsaneynaa, inay arintan xil gaar ah iska saaraan.

Hadii aad aragto gabadhan fadlan la xiriir booliska Oslo: 02800

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments