Yaa ku guuleystay bilada Nobel Peace Prize sanadkan 2017?
Nobel Peace Prize oo ah bilada caalamiga ah ee nabada aduunka, isla markaana sanad walba laga bixiyo wadankan Norway, ayaa waxaa sanadkan ku guuleystay ololaha caalamiga ah ee mamnuucista hubka Nukleyrka(The International Campaign to Abolish Nuclear Weapons, ICAN)
Gudiga bixinta bilada ayaa sheegay in ururka ICAN iyo ololahooda ay biladan ku muteysteen, dadaalka ay ugu jiraan wacyi galinta iyo ka digista cawaaqib xumada ka dhalan karta adeegsiga hubka wax gumaada ee Nukleyrka.
legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga