Video: Skien, Asker iyo Gjøvik oo 78.700 NOK ku wareejiyay gudiga gurmad qaran Norway

0
194

Jaaliyadaha soomaaliyeed ee magaalooyinka Skien, Asker iyo Gjøvik ayaa isku dar lacag dhan 78.740 NOK ku wareejiyay gudiga gurmad qaran Norway, kuwaas oo lacag u uruurinayay dadkii ku waxyeeloobay qarixii isgoyska Zoobe.

Jaaliyada soomaaliyeed ee Skien iyo magaalooyinka ku xeeran ayaa gudiga ku wareejiyay lacag dhan 35.100. Halka Reer Asker ay iyagana gudiga u keeneen lacag dhan 24.300, iyada oo soomaalida degan Gjøvik ay iyagana gudiga ku wareejiyeen lacag dhan 19.340.

Waxaa iyagana jiro magaalooyin kale oo lacag kusoo wareejiyay gudiga, qaarna ay hada soo wadaan. Wadatarta lacagaha loo uruuriyay dadkii ku waxyeeloobay qarixii Muqdisho ayaa lasoo bandhigi doonaa dhamaadka isbuucan aan kujirno.

Halkan ka daawo muuqaalka lacag wareejinta. 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments