Video: J. Soomaaliyeed ee magaalooyinka Fredrikstad iyo Sarsborg oo 80.500 ku wareejiyay gudiga gurmad qaran Norway

0
155

Jaaliyada soomaaliyeed ee gobolka Østfold, gaar ahaan magaalooyinka Fredrikstad iyo Sarsborg ayaa lacag dhan 80.500 NOK ku wareejiyay gudiga gurmad qaran Norway ee lacag uruurinta u sameynayay dadkii ku waxyeeloobay qaraxii 10-bari kahor ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa sidoo kale wadada kusoo jiro lacag kale oo ay iska uruuriyaan soomaalida degan magaalooyin kale oo kamid ah gobolka Østofold.

Gudiga gurmad qaran Norway ayaa lagu wadaa inay kowda bisha November masaajidka weyn ee Towfiiq ay kusoo bandhigaan guud ahaan tirada lacagta soo xarootay iyo magaalooyinka laga soo uruuriyay. Waxaana halkaas si live uga soo gudbin doono inta badan warbaahinta soomaaliyeed ee dalkan Norway.

Halkan ka daawo muuqaalka lacag wareejinta.

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments