Sida ay qorayaan warbaahinta dalka Sweden, booliska dalkaas ayaa meydka gabar 16 sano jir soomaali ah ka helay meel alaabta lagu keydsado oo maqaasin ah.

Sida la sheegay waxaa gabadha ka muuqday nabaro tilmaami karo in loo geystay fal danbiyeed ama in ceejin cunaha lagu dhagay.

Ilaa hada lama sheegin sababta geerida gabadhan soomaalida ah iyo cida ka danbeysay dilkeeda. Gabadha ayaa aheyd ardayad dhigata dugsiga sare, fasalkiisa koowaad.

Xigasho/kilde: Somaliska

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of