Kooxda Haugesund oo sheegtay ineysan heshiiska u dheereyn doonin Liibaan Cabdi.

0
184

Kooxda kubada cagta dalkan Norway ka dhisan ee Haugesund ayaa sheegtay ineysan heshiiska usii dheereyn doonin laacibka soomaaliga ah ee Liibaan Cabdi. Iyada oo Liibaana uu sheegay inay jiraan fursado kale oo uu ugu biiri karo kooxo waaweyn ee dalalka kale ee Yurub ka dhisan.

laacibkan 29-jirka soomaaliga ah ayaa kamid ahaa xidigyada xili ciyaareedkan ugu cad-cadaa kooxda Haugesund, isaga oo kooxdo ku hogaamiyay guulo badan. Waxa uuna kamid yahay laacibiinta sanadkan ugu gool-dhaliska badan kooxda Haugesund.

Liibaan ayaa wargeyska lokalka ah ee Hnytt u sheegay inuu go´aanka ugu danbeeyo qaadan doono marka uu dhamaado xili ciyaareedkan.

Xigasho/kilde: Hnytt.no

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments