Foto: FNP

Maxkamada kutaal magaalada Frankfurt ayaa wiil soomaali ah ku xukuntay 2 sano iyo 10 bilood oo xabsi ah, kadib markii lagu helay inuu kamid noqday ururka Soomaaliya ka dagaalama ee Al shabaab.

Wiilkan oo lagu macagaabo Abshir ayaa heysta dhalashada dalka Germany, waxeyna maxkamadu ku heshay danbi ah inuu Germany ka tagay oo uu Soomaaliya u aaday u dagaalanka ururka Al shabaab.

Sidoo kale wiil kale oo u dhashay dalka Siiriya ayaa isna lagu xukumay 2 sano oo xabsi ah, kadib markii isna lagu helay danbi ah inuu gacan saar la lahaa ururka Jabhatul islaam ee dalka Siiriya.

Xigasho/kilde: FNP.DE

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of