Deg-deg: Xisbiyadii midigta oo caawa ku guuleystay doorashadii hordhaca aheyd

0
240

Natiijada hordhaca ah ee doorashada oo daqiiqado kahor soo baxday ayaa caawa waxaa si aqlabiyad ku guuleystay xisbiga midigta oo ahaa helay 86 mudane oo baarlamaanka ah, halka xisbiyada bidixda ay heleen 82%.

Waxaa xusuusid mudan in natiijadan ay tahay midii hordhaca ah, waxaa la tiriyay codadka 37,9%. Waxaa dhici karta inuu yimaado isbadal xaga kuraasta baarlamaanka ah.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments