Waxaa saacad iyo bar kadib lasoo xiri doonaa goobaha codbixinta oo caawa saacada 21:00 lasoo xiri doono. Dadka aan codeyn, ama maanta galinkii hore shaqo ku maqnaa, waxey wali heystaan saacad iyo bar ay codkooda ku dhiiban kartaa.

Waxaa muuqato in xisbiyadu ay aad isugu dhowyihiin, cod walba oo la dhiibtana uu abuuri kara in natiijada doorashada ay dhinac  u dhacdo. Sidaas darteed waxaan soomaalida aan wali codeyn ku boorineynaa inay saacadaas dhiman ka faa´iideystaan.

Caawa saacada 21:00, waxaa soo bixi doonto natiijada hordhaca ah ee doorashada.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of