Wafdi ka socio Norway oo kulan la qaatay masuuliyiin katirsan wasaarada macdanta iyo Batroolka ee Soomaalia

0
105

Wafdi ka socdo dowlada Norway oo uu hogaaminayo safiir ku xigeenka Norway ee Soomaaliya,Heines Vebjørn ayaa kulan la qaatay masuuliyiin katirsan wasaarada batroolka iyo Macdanka ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.(hoos ka daawo muuqaalka sntv)

Bishii May ee sanadkan 2017 ayaa waxaan sidoo kale Norway booqasho ku yimid wafdi uu hogaaminayay wasiir ku xigeenka wasaarada macdanta iyo batroolka, Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal. Waxeyna kulamo la qaateen masuuliyiin katirsan dowlada Norway. Safarkaas ayaa la sheegay inuu ku saabsanaa sidii Norway ay qeyb uga qaadan laheyd dib u dhiska siyaasada batroolka ee Soomaaliya.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments