Waa kuwan 169-ka xildhibaan ee ku guuleystay kamid noqoshada baarlamaanka Norway

0
245
foto: Stortinget.no

Kadib tirintii dhameystirka tirintii codadka doorashada, waxaa ugu danbeyn si rasmi ah usoo baxday magacyada 169-ka xildhibaan ee baarlamaanka Norway fadhin doono afarta sano ee soo socoto.

169-kan xildhibaan ayaa waxey matalaan 9-ka xisbi ee baarlamaanka xubnaha ku leh. Waxeyna u qeybsanyihiin sidatan: Ap(49), Høyre(45), Frp(27), Sp(19), SV(11), Venstre(8), KRF(8), MDG(1) iyo Rødt(1).

69 xildhibaan oo katirsan baarlamaanka cusub waa haween, halka 100-ka kalena ay rag yihiin. Dumarku waxey baarlamaanka ka yihiin 41%.

Halkan ka akhriso liiska magacyada baarlamaanka cusub iyo xisbiyada ay kasoo jeedaan. Xigasho/kilde: Aftenposten.no

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments