Nala soo xiriir: hadii aad kamid tahay dadka loo diiday sharciga dhalashada Norway, sababo la xiriira shaki xaga aqoonsiga ah

0
230

Ma tahay qof loo diiday sharciga dhalashada Norway, sababo la xiriira shaki xaga aqoonsiga ah (identitetstvil), waxaan kaa codsaneysaa inaan nala soo xiriirto. Waxaan nahay dad soomaaliyeed oo 40 qof kor u dhaafayo, kuwaas oo ay caqabado ka heystaan qaadashada dhalashada dalkan Norway, waxaana Norway degenahay mudo u dhaxeyso 15 ilaa 20 sano.

Waxaan kiiskeena u geynay qareen raba inuu maxkamad geeyo. Sidaas darteed waxaan rabnaan inaan isku geyno kiisaska, si uu kiisku u xoogeysto qadiyad ahaan iyo qarash ahaanba, isla markaana aan ukala qaadano wixii talooyin iyo tusaale ah.

Waxaan sameysanay gudi iyo dad noo qaabilsan xiriirka iyo uruurinta dadka nala midka ah. Waxaad nagala soo xiriiri kartaa telefoonadan hoos ku qoran:

Osman A: 46912677

 

Mohamed Salax: 40464841

 

A.Omar Abdirahman: 48198319

 

Abdihamid Bashiir: 45813497

Waxaad sidoo kale nagala soo xiriiri kartaa: Somalisktvilidentitet@gmail.com

Arintan waa deg-deg, sidaas darteed waxaan kaa codsaneynaa inaad noola soo xiriirto sida ugu dhaqsiyaha badan. Waxaad ugu danbeyn nala soo xiriiri kartaa jimcaha soo socoto, oo taariikhdu ay ku beegantahay: 22-09-2017

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments