Waxaa wali socoto tirinta codadka doorashada baarlamaanka Norway, iyada oo ay muuqato in xisbiyada midigta ay hogaaminayaan codadka ilaa hada la tiriyay.

Waxaa ilaa hada codadka laga tiriyay 102 degmo oo katirsan 436 degmo ee maanta codadka laga dhiibanayay. Iyada oo 57% codadka aan ilaa hada la tirin, natiijaduna ay dhan walba u dhici karto.

Halkan kala soco tirinta codadka iyo isbad-badalka natiijada:

VG.NO, NRK.NO, TV2.NO

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of