Hadii Venstre ama KRF ay helaan wax ka yar 4%, Erna Solberg waa laga guuleystay

0
228

Waxaa ilaa hada la tiriyay 77% codadka doorashada, waxaana wali muuqato in xisbiyada midigta ay wali hogaaminayaan codadka ilaa hada la tiriyay.

Guusha iyo guuldarada Erna Solberg ee caawa, waxa ay ku xirantahay natiijada xisbiyada Venstre iyo KRF. Hadii labadaas midkood uu ka hoosmario 4%, waxey Erna Solberg lumineysaa aqlabiyada ay hogaanka ku heyso caawa.

Xisbiyada midigta ayaa ilaa hada isku dar heysto 87, halka kuwa bidixda ay heystaan 82. Waxaa u dhaxeeyo 5 kursi oo baarlamaanka ah. Hadii Venstre ama KRF uu midkood ka hoos maro 4%, waxaa isla markaaba dhinaca kale u dhici karta natiijada doorashada.

Natiijada kama dambeysta ah ee doorashada ayaa laga yaabaa inay soo baxdo.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments