Germany: Ethopian wiil soomaali ah ku dilay Germany, mid kalena ku dhaawacay

0
170

Sida ay NorSom News kasoo xiganeyso ilo wareedyo kala duwan oo ku sugan dalka Germany, waxaa magaalada Bad hersfeld ee dalka Germany lagu dilay wiil soomaali ah, iyada oo dhaawac halis ah uu soo gaaray wiil dhalinyaro soomaali.  Dhaawaca. Falkan ayaa waxaa ka danbeeyay nin u dashay dalka Ethopia.

Marxuumka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Mohamed Osman, halka wiilka dhaawaca ahna lagu magacaabo Cabdirisaad Isaaq Aden. Dhaawaca Abdirisaaq ayaa ah mid aad looga deyrinayo.

Lama hubo sababta keentay dilkan iyo dhaawaca loo geystay wiilashan soomaaliyeed, laakiin wixii faah-faahin kasoo baxa dib ayaan kasoo galin doonaan.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments