Dhageyso: Abdirahman Ahmed: Qorshaha waxaa watay WCN, waxaana fuliyay IOM oo aan xafiiskeeda Nairobi katirsanaa

0
153

Waxaa dhowrkii maalmood ee ugu danbeeyay aad loo hadalhayay arin dhawaan soo baxday oo ku saabsan in wasaarada cadaalada Norway ay 4 milyan NOK ku bixisay qorshe soomaalida lagu cabsigalinayo, si aysan Norway magangalyo usoo weydiisan.

Wasaarada cadaalada Norway ayaa howshaas ayaa waxaa kala qeybqaatay hey´ada IOM, waxaana howsha inteeda badan lagu sameeyay xafiiska OIM ee Nairobi.

Abdirahman Ahmed Mohamed oo kamid ahaa dadka soomaalida ah ee markaas u shaqeynayay IOM, isla markaana ka qeybqaatay diyaarinta iyo fulinta howshan ayaa NorSom uga waramay jiritaankan qorshahaas iyo dowrka ay IOM-tu ku laheyd.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments