Daawo: Doodan u dhaxeysa Listhaug iyo Qureshi oo aan waxbo la iskula harin

0
233

Wasiirada soo galootiga dalkan Norway ayaa shaley dood kaga hortimid Fahad Qureshi oo ah madaxa kooxda dhalinyarada islaamiga ah ee Islamnet. Doodan ayaa ku bilaabatay jawi adag, kadib markii Qureshi oo diiday inuu gacan qaado ama salaamo Listhaug.

Doodan ayaa intooda badan ku saabsan mowduucyada isdhexgalka, islaamka, hijaabka, dugsi-quraanka iyo waxyaabo kale oo dhowr ah, waxeyna si toos ah qeyb uga tahay ololaha doorashada.

Halkan ka daawo doodan: VGTV.NO

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments