Somali-TV Box waa TV Online ah, kaas oo kuu sahlaya inaad gurigaada dhexdiisa si fudud uga daawato dhamaan Tv-yada soomaalida, adiga oo isticmaalaya internetka oo kali ah(Saxan/Dish iyo Anteeno la´aan). Waxaana ka heleysaa in ka badan kun Kanal.

Soomaali: Somali-TV BOX waxaad ka daawan kartaa 600 canal oo ay kamid yihiin kuwa soomaalida, sida SNTV, SNLTV, HORNCABLE, UNIVERSAL, SOMALI-CABLE, Kalsan TV, ESTN, RTD-Jabuuti IWM.

Diini: Sidoo waxaad ka heleysaa boqolaal kanal oo Carabi iyo diini isugu jiro, isla markaana ay caruurtaadu ka baran karaan quraanka iyo diintooda islaamka ah ee suuban.

Carabi: Aljazeera, MBC 1,2,3 MAX, BOLYWOOD iyo 230 kanal kale oo carabi ah.

Ciyaaro: Waxaad sidoo kale ka daawan kartaa dhamaan horyaalada kubada cagta ee waaweyn, sida Champions league, Premier League, Laliga(Spanish League), Serie A, Bunderliga(Germany), France-ligue 1 iyo dhamaan ciyaaraha qaramada iyo kuwa saaxiibtinimada. .

Qiimo-dhimis: NÅ: 1600 NOK(qiimo-jabin),  qiimaha suuqa ee caadiga ah 2500 NOK

Kala xiriir: 48683923

Hadii aad degantahay gobol ama tuulo, gurigaaga ayaa lagu keenayaa(Postada). 

Hada dalbo oo yaan lagaaga hormarin. 

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of