Shirkad cusub: Somali Life Coach(konsulent/Coach)

0
138

Somali Life Coach waa shirkad soomaali ah oo dhawaan laga hirgaliyay magaalada Oslo ee dalkan Norway. Shirkadan oo ah midii ugu horeysay ee nooceeda ah ayaa waxey dadka ka caawin kartaa talo siinta ku saabsan horumarinta shaqsiga, xalinta khilaafaadka qoysaska, talo-siinta kobcinta awooda shaqsiyeed ee qofka, dhisida awooda shaqsiga ee fagaare ka hadalka, kor u qaadida kalsoonida qofka, kobcinta awooda xafidka iyo laylinta awoodaha.

Somali Life Coach waxaa kugu soo dhaweynayo maamulaha shirkadaas Abdiwali oo ah tababare nololeed, isla markaana mudo dheer kasoo shaqeynayay arimaha la xiriira la talinta qofka iyo dhisida awoodihiisa, isla markaana u leh aqoon sare

Somali Life Coach kala xiriir:

TLF:0047 91648294 ama Facebook ama Skype ama Booqo: Somalilifecoaching.com

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments