Muhiim: Macluumaad guud oo ku saabsan doorashada iyo qaabka aad codkaada u dhiiban karto

0
151

Waxaa hal bil oo kali ah ay ka harsantahay doorashada baarlamaanka ee dalkan Norway. Waxaana maanta oo khamiis ah albaabada loo furay goobaha codbixinta, iyada oo dadka ay codkooda sii dhiiban karaan inta aan la gaarin maalinta doorashada.

Hadaba gudiga doorashada dalkan Norway ayaa diyaariyay warbixino guud oo ku saabsan guud ahaan doorashada iyo qaabka uu qofku codka u dhiiban karo. Waxaana warbixintaas lagu daabacay luuqada kala duwan oo Af-Soomaaligu uu kamid yahay.

Halkan ka akhriso qoraalkan oo af-soomaali ku daabacan, waana muhiim inaad fahanto qaabka aad codkaada u dhiiban karto inta aadan tagin goobaha codbixinta. Halkan riixi(click sii).

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments