Kooxda Waryaa Stars oo ku hartay wareega 16-ka ee koobka Norway-Cup

1
146

Kooxda ku ciyaareysay magaca Soomaaliya ee Waryaa Stars ayaa maanta isaga hartay koobka Norway-Cup, kadib markii looga adkaaday gool-kulaad(rigoore). Waryaa Stars ayaa soo gaartay wareega 16-ka, waxaana ay badiyeen 5 kamid ah lixdii ciyaarood oo ay ciyaareen.

Waryaa Stars ayaa ka kooban dhalinyaro Soomaali ah oo laga soo uruuriyay Sweden iyo kuwa si toos ah looga keenay Soomaaliya.

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

1 Comment
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments
ABDIWAHB
6 years ago

MAXAA INTAY DHALINYARADA SWEDAN KA TIMI CIYAARAYSO MAALA SAMEEYO DHALIN YARO REER NORWEY AH OO MATASHA JALIYADA SOMALIDA NORWAY