(Dhageyso): U.K: Hooyo Soomaaliyeed oo ninkeedii uu ku dilay magaalada Bristol!

0
258
Foto: Privat

Maalintii isniinta aheyd ee lasoo dhaafay, waxaa magaalada Bristol ee dalka U.K uu ninkeedii ku dilay marxuumad Aasiya Cumar oo aheyd hooyo 27-sano jir ah, isla markaana heysatay labo caruur ah.

Falka dilka ah ayaa ahaa mid loo adeegsaday mindi, waxaana ninka dilka geystay lagu magacaabaa Aden Dahir oo ahaa seyga Aasiya Cumar.

Wariyaha VOA-da ee London , Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa dilkaas ka waraystay Ayaan Cabdulaahi Macalin oo ku sugan magaalada Bristol, qaraabo dhowna ay yihiin marxuumad Aasiya Cumar iyo odaygeedii Aden Daahir.

Halkan ka dhageyso wareysiga ridwaan.

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments