Sida ay xaqiijiyeen booliska dalka Qubrus, waxaa dalkaas isku dilay wiil dhalinyaro soomaali ah, kaas oo loo diiday inuu dalkaas ka helo magangalyo.

Booliska magaalada Larnaca ayaa xaqiijiyey inuu Maxamed Dahir uu isagu is dilay aroornimadi hore ee Talaadadi aanu soo dhaafnay 29-ka bishan August.

Halkan ka dhageyso wareysi uu laanta afka soomaaliga ee VOA-da uu siiyay wiil kamid ah soomaalida degan Qubrus, isla markaana aqoonta u laheyd wiilka isdilay.

[adsenseyu2]

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of