Maalinta sabtida ah ee nagu soo aadan, waxaa magaalada Bergen ka dhici doonto dood siyaasadeed ku saabsan muhiimada ay leedahay codbixinta iyo saameynta ay doorashadan ku yeelan karto jaaliyada soomaaliyeed ee Norway.  Iyada oo dhanke kale ay jiri dood u dhaxeyso xisbiyada muhiimka ah ee siyaasada dalkan Norway.

Kulankan ayaa waxaa isla soo qabanqaabiyay jaaliyada soomaaliyeed ee Bergen, Grace Center iyo NorSom News. Waxeyna sabtida ka dhici doontaa:

Goobta: Slettebakken skole

Taariikhda: 19.08.17

Saacada: 18:00- 21:00

Wixii faah-faahin ah kala soo xiriir:

Sh Qaasim: 41189330 ama Ustaad Abdul Ahmed: 90670273

Ka soo qayb-gal wacan..

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of