Ururka Al shabaab ayaa maanta weerar ku qaaday tuulada Jima ee gobolka Lamu ee dalka Kenya. Wakaalada wararka dalkan Norway ee NTB ayaa soo tabineyso in weerarkaas ay al shabaab ku qoor-gooyeen sagaal qof oo rayid ah.

Al shabaab ayaa dhowrkii bilood ee ugu danbeeyay weeraro argagaxiso oo isdaba joog ah ka waday gudaha dalka Kenya, laakiin weerarkan waxay bar tilmaameed ka dhigteen dad rayid ah oo deegaan Jima degan, sida ay wararku sheegayaan.


Ni sivile ble drept av den somaliske terrorgruppen al-Shabaab i et angrep på en landsby i det østlige Kenya lørdag.

Angrepet skjedde i landsbyen Jima i Lamu-distriktet, ikke langt fra grensen mot Somalia, grytidlig lørdag morgen, ifølge NTB.

Det har vært en rekke Shabaab-angrep i Kenya de siste årene, men det er sjelden sivile blir regelrett halshogd.

Angrepet lørdag fant sted i samme område som det var et langvarig sammenstøt mellom kenyanske styrker og Shabaab-krigere tidligere denne uken.

Les saken videre her: Bergen Tidende/NTB.

[adsenseyu2]

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of