Dhageyso: Qoys soomaali ah oo sheegay in wiilkoodu uu ku xiranyahay Norway oo qeylo dhaan Soomaaliya kasoo diray

0
149

Qoyska nin soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdifitax Axmed Xasan, isla markaana la sheegay inuu mudo 10 sano ah ku xirnaa dalkan Norway, ayaa qeylo-dhaan kasoo diray Soomaaliya. Iyaga oo dowlada Soomaaliya ka codsaday inay gacan ka siiyaan sidii wiilkooda looga soo deyn lahaa xabsiga Norway.

Nuur Cali Shariif oo abti u ah Cabdifitaax ayaa sheegay in ay soo gaartay in wiilkaas uu xabsiga kujira mudo 10 sano ah, isaga oo aan wax maxkamad ah lasoo taagin. Wuxuuna raaciyay in agaasimaha laanta socdaalku uu isbuucyo kahor xabsiga ku booqday Cabdifitaax, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halgan ka dhageyso codka qoyska wiilkaas oo qeylo-dhaan diraya. 

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments