Yuusuf Garaad(wasiirka A. Dibada Somaliya) oo kulan la qaadan doono jaaliyada soomaaliyeed ee Norway

0
178

Wasiirka arimaha dibada ee dowlada federalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar oo maalmihii ugu danbeeyay booqasho rasmi ah ku joogay dalkan Norway, ayaa kulan kala warqaadasho ah la qaadan doono jaaliyada soomaaliyeed ee Norway.

Kulan Yuusuf Garaad iyo soomaalida Norway ayaa dhici doono khamiista 15-ka bishan aan kujirno ee Juni, wuxuuna ka dhici doonaa hoolka shirarka ee Høgskolen i Oslo og Akershus. Wuxuu bilaaban doonaa saacada 17:00. Adresska uu ka dhici doono waa Pilestredet 35, 0166 Oslo.

Wixii faah-faahin ah kala xiriir qaban-qaabiyahaasha kulanka: 95-36-63-44 ama 94-84-19-77. 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments