Wargeyska DT oo warbixin ka qoray salaada ciida ee soomaalida Drammen

0
183
Imaamka masaajidka Drammen: Sh Mohamed Shayaadibi Foto: Assad Qaaasim
Foto: Assad Qaasim

Wargeyska lokalka ah ee magaalada Drammen, Drammens Tidende ayaa warbixin ka qoray kulanka iyo isku imaadka salaada ciida ee soomaalida Drammen, Konsgberg iyo magaalooyin kale oo dhowr ah oo katirsan gobolka Buskurud.

Masaajidka soomaalida Drammen ayaa soo agaasimay isku imaadka salaada ciida, waxaana kasoo qeybgalay boqolaal soomaali ah, sida uu qorayo DT. Salaada ciida kadib waxaa halkaas khudbado kasoo jeediyay qaar kamid ah madaxda jaaliyada soomaalida Buskurud iyo aqoonyahaneeda.

Sidoo kale jaaliyada soomaaliyeed ee Drammen ayaa maalintii sabtida aheyd qabatay koob kubada cagta ah, kaas oo lagu soo dhaweynayay farxada ciida. Waxaana kasoo qeybgalay kooxo kubada cagta soomaali ah oo ka socdo magaalooyin dhowr ah.

Halkan ka akhri warbixinta DT ee salaada ciida soomaalida Drammen. 

Halkan ka akhri warbixinta koobka kubada cagta

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments