Trollhättan: Qoysas soomaali ah oo caruur laga qaatay iyo soomaalida oo banaanbax weyn u dhigtay

0
133

Magaalada Trollhättan ee dalka Sweden, waxaa shaley ka dhacay banaanbax aad u balaaran oo ay dhigeen jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaas. Banaanbaxaas ayaa ahaa mid looga soo horjeeday caruur soomaali ah oo lag qaatat qoys soomaaliyeed, isla markaana lagu muujinayay dareenka ay soomaalidu ka qabaan caruuraha ay dowladu qaadato.

Trollhättan waxaa sanadadii ugu danbeeyay soo degayay soomaali badan, iyada oo dhanka kalena ay soo badanayaan kiisaska caruurta soomaaliyeed oo ay dowladu la wareegto xanaanadooda.

Halkan ka daawo warbixinta caruurta soomaaliyeed ee lagu qaatay magaalada Trollhättan.

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments