NRK: Magaalada Tromsø waxaa laga afuraa xiliga Makka laga afuro

0
193

Muslimiinta kunool woqooyiga dalkan Norway ayaa waxaa xiliga Ramadaanka soo wajaho caqabad ku saabsan xiliga ay soonka xiranayaan ama ay afurayaan, maadaama  magaalooyin badan oo kuyaal woqooyiga dalka Norway, aysan qoraxdu usoo biixn ama u dhicin.

Tv-ga qaranka Norway ee NRK iyo wariye Maxamed Cabdulqadir Dahir ayaa warbixin ka diyaariyay qaabka ay u soomaan muslimiinta kunool magaalada Tromsø. Waxey soonka la xirtaan magaalada Mekka, iyaga oo sidoo kalena la afura xiliga Mekka. Taas oo ka dhigan inay soomaan isku cel-celis 15-saacadood oo kali ah, iyaga oo sooma saacado wax badan ka yar qeybaha kale ee dalkan Norway oo isku cel-celis laga soomo 19-20 saacadood. 

Halkan ka daawo warbixinta NRK ee soonka Tromsø.

[adsenseyu2]

 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments