Minst 15 av Qatar Airways flyvninger har benyttet luftrommet over Somalia

0
123

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya ayaa wargeyska post-gazette u sheegay in 15 duullimaad oo Diyaaradda Qatar airways ah ay adeegsadeen Hawada Soomaaliya maalinkii shalay aheyd, kaddib markii Waddamada Khaliijka Carabta ay xiriirka u jareen Dowladda Qadar.

Sarkaalkan ka tirsan Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya ayaa tilmaamay in hawada Soomaliya ay mari jirtay 1-diyaar maalintii inta aysan wadamada Saudi Arabia, Egypt, Bahrain iyo United Arab Emirates xiriirka u jarin dowladda Qadar.

“Hawada Soomaliya waxaa maalinkii mari jiray hal diyaarad ama 2-diyaarad inta aysan xiriirka dowladaha Carbeed u jarin Soomaliya,balse shalay oo kaliyah 15 duullimaad oo Diyaaradda Qatar airways ah ayaa maray hawada Soomaaliya”, ayuu yiri sarkaalka ka tirsan Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya.

[adsenseyu2]

Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la’aan ka wado gobolka.


Flyselskapet Qatar Airways står overfor en stor økonomisk krise dersom flyforbudet som nå innføres i flere land sprer seg, og blir langvarig.

Minst 15 av Qatar Airways flyvninger har nå benyttet luftrommet over Somalia tirsdag morgen , noe som er svært uvanlig for selskapet. Nær 15 ruter er også innstilt hos selskapet som ikke få fly til flere av landene.

Les saken videre her: Hangar.no

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments