Caruurta yar-yar ka ilaali geedahan sunta ah ee soo baxa xiliga xagaaga

0
203
Foto: Wikimedia Commons/TV 2

Xiliga xagaaga(sommerka), waxaa woqooyiga Yurub kasoo baxa geedo badan oo wada cagaar ah, indhahana u fiican. Laakiin qaarkood waxey leeyihiin dheecaano sun ah, kuwaas oo dhibaato caafimaad u keeni karta caruurta, hadii aan laga ilaalin.

Geedahan ma ahan kuwo badanaa ka baxo dhulalka ay soomaalidu degto ee geeska Afrika, sidaas darteed waa muhiim in il gaar ah loo yeesho, gaar ahaan waalidiinta dhalay caruurta yar-yar ee da´doodu ay ka hooseyso afarta sano.

Sawirka kore wuxuu muujinayaa lix kamid ah geedaha sunta ah. Waxaad halkan kasii akhrisan kartaa magacyada geedahaas oo af-norwiiji ah, nooca sunta ah oo ay xambaarsanyihiin iyo dhibaatada caafimaad ee ka dhalan karta.(Halkan click sii/Riix)

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments