Australia: Soomaali dad ku afduubtay dalka Australia oo booliska ay dileen.

0
182
Foto: Skjermdump tv2

Booliska dalka Australia ay toogasho ku dilay nin Soomaali ah oo afduub iyo dil ka geystay gudaha magaalada Melbrourne. Booliska dalkaas ayaa xaqiijiyay in weerarkaasi uu ahaa mid argagixiso, waxayna sheegeen in Yacquub Kheyre uu dhismo ku yaalla magaaladaasi ku qafaashay qof dumar ah ka hor inta ay boolisku toogasho ku dilin.

Yacquub Kheyre ayaa la sheegay in sanadkii 2009 loo xiray eedeymo ah in uu qorsheynayay weerar ka dhan ah xero milatari oo ku taala magaalada Sydney balse markii dambe waxaa sii deysay maxkamada, kadib dambi lagu waayay.

Kheyre ayay boolisku toogasho ku dileen kaddib muddo kooban oo ay is rasaaseyn dhex martay isaga iyo booliska. Weerarkaasi waxaa sidoo kale ku dhaawacmay saddex askari oo booliska ka tirsan.


Australsk politi skjøt og drepte en mann etter en gisselsituasjon i en blokk i utkanten av Melbourne mandag kveld.

Ifølge lokale medier skal den somaliske gjerningsmannen Yacqub Khayre (29) ha ringt en nyhetskanal i Melbourne under hendelsen og sagt «Dette er for IS, dette er for al-Qaida»…les saken videre her:

Xigasho/kilde: TV2.NO

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments