Afghaanistaani wiil soomaali ah mindi ku galiyay Austria

0
142

Masaajid ku yaalo Magaalada Innsbruck ee caasimadda u ah Gobolka Tirol ee wadanka Austria, ayaa habeen hore xiligii afurka, waxaa toorey lagu geliyay wiil Soomaali ah oo 21 sano jir ah. Waxaa falkaas geystay nin kasoo jeedo dalka Afgaanistaan oo 38 sano jir ah, sida ay qorayaan warbaahinta  dalka Austria.

Xaalada wiilka ayaa shaley aheyd mid degan, sida uu sheegay wargeyska epochtimes.

Xigasho/kilde:epochtimes.de

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments