Xadka Jarmalka iyo Austria, waxaa lagu qabtay maanta nin Soomaali ah oo Gabar yar uu dhalay wato. Waxayna Boolisku sheegeen in ninkaan uu xaaskiisa soo garaacay(jirdilay), kadibna gabadha yar kasoo qaatay, uuna rabay inuu wadanka Jarmalka ka baxsado.

Xigasho/kilde: TAG24.DE

[adsenseyu2]

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of